Barcelona Oo Ku Dhawaaqday Liiska Kooxdeeda Ee Kulanka
Kooxda Barcelona ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday liiska xiddigaha kooxdeeda uga qayb qaadanaya kulankooda furitaanka ololaha UEFA Champions League ee 2020-21 markaas oo ay Camp Nou kusoo dhawayn doonaan Ferencravos.Muhiimada koowaad ee Blaugrana ayaa ah inay qaab wanaagsan ku bilaabato tartankaas oo ay iska reebaan ceebtii kasoo gaadhay kulankii ugu dambeeyay ee ay ka ciyaareen markaas oo ay bahdil kala kulmeen Bayern Munich.Liiskan xiddigaha ah ee uu soo xushay tababare Ronald Koeman ayuu wali ka maqan yahay goolhaye Marc…