RW Rooble oo 11-kamid ah 27-ka Wasiir ka dhigay xubnihii
Raysul wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa xalay ku dhawaaqay Golihiisa Wasiirada oo ka kooban 27-Wasiir, waxaana kasoo muuqday in badan oo kamid ahaa Xukuumaddii Xasan Cali Khayre.
Intooda badan toos ayay usoo laabteen, halka Khadiijo Maxamed Diiriye oo ahayd Wasiirkii dhalinyarada & Cayaaraha Xukuumaddii Khayre la geeyay Wasaaradda Gargaarka, waxaana booskaas laga soo badalay Xamsa Siciid Xamsa oo loo magacaabay Wasaaradii Khadiijo heysay.
Magacyada Wasiirada sida…