Sheekadii Xiisaha laheyd ee kurbo aduun iyo kadeed caashaq Qeybtii 17aad
Farxaan haddii uu ogaaday xataa in markaan Fartuun & Ayaanle in aysan is heyn hadana maalin qura waa ku dhiiran waayey inuu jaceylkiisa sheegto si kastana waa isku dayey hadana geesinimo waa la imaan waayo oo uu ku qirto markasta waxa uu ka cabsi qabay inuu Fartuun ku waayo sidaa ayaa uuna u ogaansaday inuusan qirin jaceylkiisa.
Waxaana tan inuu gaaro ku qasbey sheeko dheer oo habeen isaga iyo Fartuun dhex martay oo ay ugu sheegtay in ay weli ilaawin Ayaanle oo uu…