Madaxweynihii Barcelona Iyo Dhamaan Madaxdii Kale Ee Kooxda
Madaxweynihii kooxda kubadda cagta Barcelona iyo dhamaan masuuliyiintii kale ee kooxda ayaa ku dhawaaqay inay iscasileen kaddib muddo qalalaase ay kusoo jireen oo ugu dambayntiina la go’aamiyey in codka kalsoonida loo qaado.
Madaxweyne Josep Maria Bartomeu iyo xubnaha boodhka sare ee kooxda ayaa dhamaantood si rasmi ah isku-casilay, taas oo la filayay illaa maanta inay dhacdo.
Josep Maria Bartomeu ayaa xalay ku adkaystay in aanay qorshihiisa ku jirin inuu shaqada iska casilo, sidoo kalena waxa uu ka dalbaday Dawladda…