Dowladda Itoobiya oo amartay in la soo xiro Saraakiil sar

Wararka ka imanaya dalka Itoobiya ayaa sheegaya in booliska Federaalka ee waddankaas ay waaran soo qabasho ah u jareen 76 sarkaal oo ka tirsan milateriga, kuwaas oo loo haysto khiyaano qaran.

- Advertisement -

Saraakiishan oo darajooyin kala duwan leh ayaa u badan qowmiyadda Tigray, Shaqsiyaadkaas waxaa ka mid ah Gebregziabher Alemseged kaasoo loo garan-og-yahay Jeneraal Gabre. Sarkaalkan wuxuu si weyn kaga soo dhex-muuqan jiray shirarka ku saabsan Soomaaliya.

Halkaan ka aqri Liiska Saraakiisha la doon-doonayo

-Gen Mahsho Beyene
-Gen Mohammed Aysha Zeinu
-Gen Mulu Girmay Gebrehiwot
-Gen Halefom Ejigu
-Gen Fitwi Tsegaye Gebreigziabher
-Gen Gidey Hailu Gebreigziabher
-Gen Negash Dagnew
-Gen Mebratu Woldearegay
-Gen Woldegiyorgis
-Gen Abdissa Filansa
-Gen Giush Gebre
-Gen Kebede Fikadu
-Gen Gebreyohannes
-Gen Hintsa Woldegiyorgis
Colonel Tewolde Gebretinsae
Colonel Nigusie Gebru
Colonel Mebratu Asseffa
Colonel Zegeye Nigus
Colonel Yalem
Colonel Mebratu Tedla
Colonel Negash Mebratu
Colonel Teklu Belay
Colonel Tigabu Meles
Colonel Girma Teka
Colonel Mulugeta Gebrekirstos
Colonel Aramo Gebremedihin
Colonel Tesfaye Gebremedihin
Colonel Girmal Alemayehu
Colonel Negash Alefom
Colonel Tesfaye Miruts
Colonel Kassaye Assefa
Colonel Negasi Tadesse Seyoum
Colonel Kiros Hagos Gebreegziabher
Colonel Miruts Gebrelibanos Abrha
Colonel Hailesselasse Kiros Tesfay
Colonel Miruts Berhe
Colonel Hailesselassie Assefa
Colonel Derbew Hagos
Colonel Wolde Hagos
Colonel Niguse Amare
Colonel Negasi Tadesse
Colonel Baraki Wodi Raya
Colonel Kebede Gebremichael
Colonel Tsegabirhan Gebreegziabher
Colonel Zeru Hailemelekot
Colonel Haile Mezgeb
Colonel Araya Gebru Gidey
Colonel Yemane Gebremichael
Colonel Zeru Meressa
Colonel Lijalem Gebrehiwot
Colonel Asmelash Woldie
Colonel Fisehha Gidey
Colonel Ambachew Woldegebriel
Colonel Gebremeskel Woldegebriel
Colonel Woldu Hagos
Colonel Gebremichael Hagos
Colonel Sibhatu Mebratu
Colonel Tasew Woldegiyorgis
Colonel Gebreegziabher Alemseged
Colonel Negasi Tadesse
Colonel Tekle Belay
Lt Col Tewolde Abrha
Lt Col Muzey Tesema Seyoum
Lt Col Hadish Gebretsadik Alemayehu
Lt Col Fiseha Beyene Gebrekidan
Lt Col Miruts Woldearegay Gebremeskel
Lt Col Miruts Berha Hagos
Lt Col Tsehaye Hagos
Lt Col Hagos Kiros
Lt Col Gebrehintsa Hadish
Lt Col Gebremedihn Woldemariam Alula
Lt Col Feleke Aytegeb
Major Asgedom Mesfin
Capitan Muez Melkam
Capitan Araya Teklehaymanot
Capitan Tesfahiwot

Gudiga booliska federalku wuxuu kubooriyey shacabka qaasatan shacabka Tigreega, xubnaha ciidanka gaarka ah iyo maleeshiyada Tigreega, xubno katirsan ciidanka difaaca qaranka, xubin katirsan booliiska iyo nabad sugida inay qaybtooda kaqaataan keenista dadka aan kor kusoo xusnay iyo xubnaha kale ee kooxda TPLF .

banner

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More