Waqtiyada Ay Soo Laabanayaan Thiago, Matip, Fabinho, Keita,
Liverpool ayaa rajaynaysa inay hesho qaar ka mid ah ciyaartoydeeda dhaawac ku maqan ka hor kulanka Champions League iyo Premier League ee usbuucan iyo toddobaadka dambe.Jurgen Klopp ayaa xal kale u helay khadkiisa difaaca kulankii West Ham, waxaanu ciyaarsiiyey Nat Phillips oo noqday xiddigii ugu wanaagsanaa garoonka. Reds ayaa guulo xidhiidh ah kasoo hoysay kulamadii Ajax, Sheffield United, FC Midtjylland iyo Midtjylland iyadoo ay ka dhaawacan yihiin dersin ciyaartooyo muhiim ah oo maqnaanshahooda laga dareemayay…