Xukumadda Soomaaliya oo Sacbatuntay qaabka loo soo xulay
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Soomaaliya ayaa bogaadiyay guddiga soo xulista Baarlamaanka 2aad ee Dowlad Goboleedka Hirshabeelle, waxaana loogu baaqay in ay howlaha dhiman sii dardar geliyaan.
“Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta waxa ay uga mahad celisay Guddiga soo Xulista Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Hirshabeelle shaqadii wanaagsaneyd oo ay ka qabteen soo xulista xubnaha Baarlamaanka labaad ee Dowlad…