SHAN Xiddig + Ozil & Sokratis Oo Ka Maqan Liiska Ciyaaryahanadda
SHAN Ciyaartoy oo afar ka mid ah ay muhiim yihiin iyo Mesut Ozil oo aan liiska kooxdaba ku jirin ayaa ka maqan Arsenal kulanka caawa fiidka ay la ciyaarayso Manchester United.Gunners ayaa kusoo laabanaysa garoomada saddex maalmood kaddib markii ay 3-0 kaga soo badisay Dundalk, kulan ka tirsanaa tartanka Europa League, taas oo uu Mikel Arteta isbeddel badan ku sameeyey safkiisa si ay taam ugu noqdaan ciyaarta caawa.Tababaraha reer Spain oo warbaahinta la hadlayay ka hor kulanka Manchester United ayaa waxa uu amaan u jeediyey…