Midowga Afrika & IGAD oo dalbaday in degdeg lagu dhameeyo
Gudoomiyaha Midowga Afrika, Moussa Faki Mahamat, oo ka mid ah madaxdii ka qayb gashay furitaanka shir madaxeedka Urur Goboleedka IGAD ayaa soo hadalqaaday sida loogu baahan yahay in si degdeg ah xal loogu helo khilaafka diblumaasiyadeed ee Soomaaliya iyo Kenya oo mudooyinkii dambe isoo tarayay.
Gudoomiyaha Midowga Afrika ayaa codsaday in labada wadan uu dhexmaro shir deg deg ah oo lagu xalinayo khilaafka diblumaasiyeed ee u dhexeeya Kenya iyo Soomaaliya.
“Xiisaddii dhawaan…