Chelsea miyay ka mid tahay kooxaha ugu cadcad inay guuleysato?
Tababaraha kooxda chelsea ee Frank Lampard ayaa mar kale ka hadlay fursada ay kooxdiisu u leedahay ku guulaysiga horyaalka premier League xilli ciyaareedkan.Chelsea ayaa loo arkaayay mid ka mid ah kooxaha ugu cadcad hanashada horyaalka xilli ciyaareedkan laakiin kooxda Frank Lampard ayaa dib ugu soo laabatay gadaal markii ay wajaheen Everton iyo Wolverhampton oo ku jira kaalinta sideedaad ee Premier League.Chelsea ayaa 9 dhibcood ka dambaysa kooxda hogaanka haysa ee Liverpool laakiin wali ma ciyaarin kulanka todobaadkan ee…