Toddobadii Ciyaartoy Ee Chelsea Ee Isku Qabsaday Xiddiga
Chelsea ayaa soo afjartay inkaartii ka haysatay kulamada ay tagto St. James’ Park ee ay Newcastle inta ugu badan guusha heli jirtay, waxaana Blues u suurtogashay inay saacado kooban ku negaato horyaalka Premier League iyadoo guul 2-0 ah kasoo gaadhay Magpies.Frank Lampard ayay kooxdiisu sii wadataa guul-darro la’aanta oo ay kulankii toddobaad oo xidhiidh ah guulo ama barbarro ka heshay, waxaanay markan meel iska saareen Newcastle oo ay ku dhibaatoon jireen ciyaaraheeda.Gool uu waqti hore iska dhaliyey Federico Fernandez ayaa…