Jurgen Klopp Oo Xaqiijiyay Mudada Uu Goolhaye Alisson
Liverpoo ayaa ku soo bilowday goolhayaha da’da yar ee reer Ireland Coaimhin Kelleher kulanka ay caawa la ciyaarayaan Ajax ee Champions League ka dib markii goolhaye Alisson uu ku seegay dhaawac muruqa ah.Kelleher ayaa safan doona kulankiisii ugu horeysay ee Yurub ee Reds iyadoo Adrian oo caadiyan ahaa goolhayaha ku xiga Alisson uu kursiga keydka fadhiyo.Tababare Jurgen Klopp ayaa xaqiijiyay in Alisson uu wajahayo inuu garoomada ka maqnaado 10 ilaa 14 maalmood taasoo la micno ah inuu seegayo kulanka Premier League ee ay la…