Gudoomiyaha aqalka sare iyo siyaasiyiinta gobolada waqooyi
Guddoomiyaha aqalka sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo siyaasiyiinta ka soo jeeda gobollada waqooyi ayaa ka horyimid hadal ka soo yeeray guddiga doorashada oo ku dhawaaqay jadwalka doorashada aqalka sare.
Qoraal ay soo saareen ayay ku sheegeen inaysan qaban karin guddi doorasho waxayna ku tilmaameen guddi sharci darro ah oo ay soo xushay dowladda.
Guddiga qaban qaabada doorashada ayaa shaaciyay in doorashada aqalka sare la soo gabagabeyn doono dhamaadka bishan oo ku beegan 6-da…