Pakista oo Imaaraatka kala hadashay ka saarista Liiska
Wasiirka Arrimaha Dibadda Pakistan Makhdoom Shah Mahmood Hussain Qureshi ayaa la kulmay Sheikh Mohammed Bin Rashid Al-Maktoum oo ah Adeegaha Raysul wasaaraha Imaaraadka, madaxweyne ku-xigeenka iyo wasiirka difaaca.
Waxa uu kala xaajooday Liiska Xukuumadda Dubai ay kusoo saartay 13-ka Dal ay ka joojisay in ay siiso Dal ku galka Imaaraatka (Visa) si wax looga badalo go’aankaas iyada oo lagu dheelitirayo xiriirka labada dhinac.
Wasiirka Arrimaha Dibadda Pakistan oo Khamiistii…