Gen. Khaliif Ciise Mudan oo Turkiga ku geeriyooday &
La taliyaha dhanka Amniga Hogaamiyaha DG Puntland Gen. Khaliif Ciise Mudan ayaa ku geeriyooday dalka Turkiga oo loo geeyay howlo caafimaad sida ay Axadle u xaqiijiyeen mas’uuliyiin kala duwan.
Khaliif Ciise Mudan ayaa Puntland kasoo qabtay xilal kala duwan sida Wasiirka Amniga, haatan waxa uu ahaa la taliyaha Amniga Siciid Cabdullaahi Deni, sidoo kale waxa uu ka qaybgalay doorashada Dowlad Goboleedkaas ka dhacday Bishii Janaayo 2019-kii.
Waa Kuma AUN Gen. Khaliif Ciise Mudan?…