Zidane ayaa saadaaliyay horyaalka La Liga
Tababaraha Real Madrid Zinedine Zidane ayaa aaminsan in Atletico Madrid ay tahay kooxda ugu cadcad hanashada La Liga marka loo eego sida ay u ciyaareen ilaa iyo haatan xilli ciyaareedkan.Los Blancos ayaa ku soo dhaweyn doonta Atletico Madrid Estadio Alfredo Di Stefano habeenka Sabtida marka Real Madrid oo kaalinta afaraad ku jirta ay martigeliso kooxda hogaanka u heysa horyaalka ee Atletico Madrid.Atletico ayaa sagaal dhibcood ka horreysa Real Madrid haddii ay caawa guuleysato iyadoo kulan cusub gacanta ku heysa."Haa, waa…