Turkigu ma waxa uu Taageerayaa Ololaha doorashada ee MW
Dhowr tallaabo oo is xigay oo amni, siyaasad iyo dublamaasiyadba isugu jiray oo ay qaadday dowladda Turkigu qaadday labadii todobaad ee la soo dhaafay ayaa abuuray shaki weyn oo ah in turkigu taageerayo madaxweynaha uu xilligiisu sii dhamaanayo.La kulanka guddiga lagu muransan yahay ee doorshada:
Safiirka Muqdisho u fadhiya dowladda Turkiga Mehmet Yılmaz ayaa noqday dublamaasiga kaliya ee ku dhiirraday la kulanka guddiga doorashada lagu muransan yahay ee qabyada ah ama kala dhimman, taas oo loo fasirtay in ay ka!--more-->…