Waa kuwan saxiixyada lacagta badan ee Real Madrid
Kahor inta aysan Real Madrid xalay 2-0 uga badinin Atletico Madrid, Zinedine Zidane ayaa saxaafada u sheegay in Isco uu qeyb ka yahay qorshihiisa, laakiin xaqiiqda arinta ayaa banaanka timid. Ninka reer France ayaan damacsaneyn inuu u ciyaaro ciyaaryahanka.Isco ayaa ciyaaray kaliya 13 daqiiqo tartanka Champions League xilli ciyaareedkan mana ciyaarin shaxdiisii ugu horaysay waxana uu kaydka fadhiyaa 3-da kulan ee waaweyn ee kooxaha Barcelona, Sevilla iyo Atletico Madrid.Tani waxay xaqiijineysaa xaqiiqda ah in Zinedine…