“Hogaamiyayaasha Ka cabanayeysa Guddiga Doorashada dib ha u
Hogaamiyaha DG Koofur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen oo ka hadlay Munaasabad ka dhacday Magaalada Baydhabo ayaa ku dheeraaday Amniga, Doorashada, Khilaafka siyaasadeed & xaaladda dalka.
Lafta Gareen ayaa Raysul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble waxa uu u gudbiyay wax ka qabashada go’doonka Degmooyinka oo saameyn taban ku yeeshay isu socodka dadka & ganacsiga.
Waxa uu sheegay in uu diyaar u yahay dhaqangelinta jadwalka doorashada, Dowlad…