Waa maxay cawaaqibka ka dhalan kara qofka aan xirneyn wajiga wajiga?
Waa maxay cawaaqibka ka dhalan kara qofka aan xirneyn wajiga wajiga? Dowladda Hoose ee Xamar ayaa fulineysa amar uu saaka soo saaray Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed Finish Maarso 10, 2021 xirashada wejiga wajiga.
Maamulka gobolka Banaadir ayaa sheegay inay ganaax dul dhigayaan shaqsiyaadka aan xiran dharkaasi iyo kuwa wax ka iibinaya macaamiisha aan wadan.
Maamulka gobolka banaadir ayaa maanta si weyn u cambaareeyay qaraxii maanta ka dhacay magaalada muqdisho.!--more-->…