Puntland FMS accuses Minister of Planning of the

The Puntland regional government has accused Minister of Planning investment and economic Development Jamal Mohamed Hassan of being behind violent protests in Dhahar district in Sanaag region. Puntland government spokesman Jama Deperani said the demonstration in Dhahar was organized by President Farmajo and government minister Jamal Mohamed Hassan. Jama Dabarani, said Minister Jamaal wanted to start anarchy in Dhahar district, but they did not succeed in doing so, and the Dhahar demonstration did not suffer any…

XASAASI: Halyeeyga Barcelona Ee Rivaldo Oo Dhinac

Halyeeyga xulka qaranka Brazil iyo kooxda Barcelona ee Rivaldo ayaa shaaca ka qaaday aragtidiisa mustaqbalka Lionel Messi iyo haddiiba uu filanayo in kabtanka kooxdiisii hore uu heshiis kordhin u sameeyo Barca.Messi ayaa suuqii xagaagii hore ka yaabsaday Barcelona kaddib markii uu si cad ugu sheegay inuu doonayo inuu iskaga tago kooxda maadaama oo uusan ku faraxsanayn waxa kooxda ka dhacaya garoonka dhexdiisa iyo banaankiisaba.Mustaqbalka xiddiga Argentina kasoo jeeda ayaa wali ah mid shaki ku jiro iyadoo kooxo laga xusi…

Miyuu Sergio Ramos Sabab Dhaawac Uga Baxay

Kabtanka xulka qaranka Spain iyo kooxda Real Madrid ee Sergio Ramos ayaa xalay bedel kaga baxay kulankii uu xulkiisu bar-bardhaca lasoo galay dhigiida Greece iyadoo arrintaasi wer-wer cusub ku abuurtay kooxdiisa oo kulamo muhiim ahi sugayaan ciyaaraha caalamiga ah kaddib.Ramos ayaa ahaa mid dhawaan lagu sameeyay qaliin isaga oo mudo kooban kahor kasoo kabtay isla markaana kulamo aan badnayn oo intooda badan bedel lagu samaynayay usoo ciyaaray kooxdiisa.Markale xalay Ramos ayaa wakhtigii nasashada uu tababare Luis Enrique…

Ciidanka Itoobiya oo toogtay 4-ruux oo ay Gaari

Dhibaatooyinka rayidka ay u geysanayaan Ciidamada Federaalka ee ka amar-qaata Raysul Wasaare Abiy Ahmed ayaa kordhay, waa joogto kiisaska lasoo gudbinayo ee ka dhanka ah Shacabka ah oo ay ku lug leeyihiin Askarta Dowladda kuna sugan Ismaamulka Tigray. Shaqaale katirsan Hay’adda dhaqaatiirta aan xuduudda lahayn ee loosoo gaabiyo MSF ayaa sheegay in ay arkeen Bas ay joojiyeen Ciidamada Federaalka, waxa ay dadka ku amreen in ay kasoo degaan, kadib waxa ay kala degeen afar ruux oo ugu dambeyn ay toogteen. Waa dhacdo kale oo…

Accused of rape, opponent Christopher Kayumba

While recently launching Rwanda's platform for democracy, a new opposition party not yet registered with the authorities, former university professor Christopher Kayumba is accused of attempted rape and sexual assault. Heard by investigators on Tuesday, March 23, he said he was the subject of disinformation aimed at selling his reputation.…

Andrea Pirlo Oo Kusii Dhawaanaya In Shaqada Laga

Kooxda ree Talyaani ee Juventus ayaa lagu soo warramayaa inay doonayso inay weerar ku qaado dhigeeda Real Madrid oo ay ka doonayso tababare Zinadine Zidane xilli uu culaysku kusii kordhayo macalinka haatan jagadeeda haya ee Andrea Pirlo.Juventus ayaa badhtanka kaga jirta xilli ciyaareed aad ugu adag ilaa hadda iyaga oo tobban dhibcood ka dambeeya kooxda Serie A hoggaaminaysa ee Inter Milan xilli ay 11 kulan hadheen iyaga oo waliba dhawaan ka hadhay Champions League.Haatan Juventus ayaa doonaysa inay dib usoo ceshato xilli…

Wasiirka Maaliyadda DG Puntland oo soo bandhigay

Wasiirka Maaliyadda DG Puntland Xasan Shire Abgaal oo ka hadlay Xaaladda siyaasadeed & is marin-waaga u dhaxeeya Hogaamiyayaasha Federaalka & Dowlad Goboleedyada maadaama kulamada ka socda Muqdisho ay daba-dheeraadeen iyada oo aan la heyn wax natiijo ah oo muuqda. Xasan ayaa tilmaamay in Puntland ay tahay Dowlad-Goboleedkii ugu horreeyay ee Soomaaliya kuna dhismay Nidaamka Federaalka, loona baahan yahay in la dhowro lana kala saaro awoodaha hay’adaha kala duwan uu siiyay Dastuurka. Wasiirka Maaliyadda DG…

Senator Ilyaas: “MW Farmaajo ma tanaasulo balse

Senator Ilyaas Cali Xasan oo xubin ka ah Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka lana hadlay BBC ayaa Hogaamiyaha muddo xileedkiisu dhammaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ku eedeeyay in uu carqaladeenayo shirarka lagu xalinayo khilaafka hortaagan qabsoomidda Doorashooyinka Soomaaliya. Ilyaan ayaa intaas ku daray in Hogaamiyaha uu had iyo jeer sheegto in uu yahay nin tanaasula, kana shaqeeya sidii loo qaban lahaa Doorasho balse arrintu aysan aheyn sida uu sheeganayo oo uu ku howlan yahay go’aamo kasoo horjeeda sida…

an exhibition on the work of small-scale fishermen

In Antananarivo, in the middle of the Photo Museum's gardens, is an exhibition run by NGO Blue Ventures dedicated to traditional fishermen. The opportunity to make the inhabitants of the highlands aware of the role of these essential actors in the conservation of marine resources. In view of the lack of marine resources, small Malagasy fishermen have been organized for the last fifteen years to manage…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More