Houssem Aouar Oo Fariin Ku Aadan Suuqa Kala Iibsiga Janaayo
Xiddiga Arsenal diirada u saaran Houssem Aouar ayaa sheegay inuu ku sii negaan doono kooxda Lyon ilaa iyo dhamaadka xilli ciyaareedk, isagoo meesha ka saaray inuu baxayo suuqa kala iibsiga bisha Janaayo.Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Faransiiska ayaa ka mid ahaa xiddigaha diirada u saarnaa tababre Mikel Arteta xagaagii laakiin Gunners ayaa awoodi weysay inay heshiis la gaarto Lyon kuwaasoo 60 milyan euro ku doonayay xiddigaan.Todobaadkii la soo dhaafay waxaa sarre u kacay rajadii ay Arsenal ka qabtay inay xiddigaan la soo…