Football Manager 2021 Oo Shaacisay 50-ka Ciyaartoy Ee Ugu
Kabtanka Barcelona ee Lionel Messi ayaa kaalinta koowaad ka galay 50-ka ciyaartoy ee dunida ugu wanaagsan waqtigan, marka laga eego dhinaca awoodda, tamarta iyo taatikada ciyaareed, sida ay shaacisay Football Manager 2021 oo daabacday qiimaynteedii ugu dambaysay.Shirkadda ciyaar gacmeedka ee Football Manager oo qiimayn ku samaysay 800,000 ciyaartoy oo ka kala tirsan 45,000 naadi oo dunida oo dhan ka kala dhisan ayaa waxay kala soo baxday 50-ka xiddig ee ugu wanaagsan, sida uu daabacay wargeyska Daily Mirror ee kasoo baxa…