Liverpool Oo Xaqiijisay In Saxiixooda Cusub Thiago Alcantara

Kooxda Liverpool ayaa xaqiijisay goor dhaweyd in saxiixooda cusub Thiago Alcantara uu ku dhacay cudurka halista ah ee Korona Fayras islamarkaana uu haatan ku jiro karantiil shaqsi ah. Thiago oo Liverpool uga soo biiray isbuucii la soo dhaafay kooxda Bayern Munich ayaa kooxda u ciyaaray kaliya 45 daqiiqo oo uu dheelay kulankii Premier League ee ay ka badiyeen Chelsea. Wuxuu gabi ahaanba seegay kulankii xalay ay Liverpool ka badisay Arsenal iyadoo la sheegay inuu dhaawac yar ku maqnaa. Laakiin Liverpool ayaa haatan…

Borussia Dortmund Oo Ka Soo Jawaabtay Dalabkii 100ka Milyan

Manchester United ayaa dalab gaaraya 100 milyan euro oo u dhiganta 91.3 milyan ginni ka gudbisay xiddiga garabka ka ciyaara ee Borussia Dortmund Jadon Sancho sida ay sheegtay goor dhaweyd Sky Sports. Sky Sports waxay sidoo kale sheegtay in Dortmund ay durbadiiba hore ka soo diiday dalabka ay soo gudbisay Manchester United. Dalabka United wuxuu ahaa mid ay 80 milyan euro kaash ku bixinayaan halka 20ka milyan euro kale ay ku bixin lahaayeen sharuudo ku xiran qaab ciyaareedka xiddiga Ingariiska. Dortmund ayaa diidan…

Dagaalka Afka Ah Ee U Dhaxeeya Jose Mourinho & Ole Gunnar

Ole Gunnar Solskjaer ayaa mar kale duray Jose Mourinho iyadoo dagaalka dhanka afka ah ee labada tababare ee taxane noqday.Solskjaer ayaa ku maadeystay Mourinho ka dib markii tababaraha Tottenham uu cabasho ka muujiyay biraha goolka ee kulankii Europa League ee ay ka badiyeen kooxda reer Macedonia ee Shkendija isagoo sheegay inay shan sentimitir ka gaabnaayeen sida caadiga aheyd.Mourinho ayaa isna dhankiisa duray Solskjaer isagoo sheegay in Manchester United ay ku tashato kaliya in rigoore loo dhigo, wuxuuna soo jeediyay in…

Wararkii Ugu Danbeeyay Suuqa Kala Iibsiga Ee Ay Caawa Oo

Xanta suuqa kala iibsiga xagaaga ma ahan mid joogsato 24ka saacadood iyadoo warar cusub ay had iyo jeer ka soo kordhaan madaama ay kooxaha suuqa ugu jiraan xiddigo ay ku sii adkeeyaan kooxahooda.Hadaba waxaan caawa idiin soo uruurinay wararkii ugu danbeeyay ee ay warbaahinta Yurub ka qortay suuqa kala iibsiga xagaaga iyo heshiisyadii la dhameystiray saacadihii ugu danbeeyay.Manchester United ayaa isbuucaan dalab ka gudbin doona xiddiga Borussia Dortmund Jadon Sancho laakiin dalabkooda lama dhageysan doono sida ay sheegtay…

Kuwait mourns Arab veteran Emir Sheikh Sabah

KUWAIT - Kuwait's ruling Emir Sheikh Sabah al-Ahmad al-Sabah has died, his office said on Tuesday, plunging his country into mourning for a leader seen by many Gulf Arabs as a savvy diplomatic operator and a humanitarian champion. Sheikh Sabah, 91, had led the wealthy oil producer and US ally since 2006 and directed its foreign policy for more than 50 years. His designated successor is his brother, Crown Prince Sheikh Nawaf al-Ahmad al-Sabah. "With the greatest sadness and sorrow for the Kuwaiti people, the Islamic…

Lionel Messi Oo Lagu Qalqaalinayo Inuu Luis Suarez Kula

Fekrada ku saabsan in Lionel Messi uu ku biiro Atletico Madrid islamarkaana uu u ciyaaro waa wax aan haatan maskaxda ka degeynin laakiin sidaasi si la mid ah cidna kuma fekereynin in Luis Suarez uu ka tagayo Barcelona kuna biirayo Atletico Madrid.Luis Suarez ayaa kulankiisii ugu horeysay u saftay Atletico Madrid isagoo dhaliyay labo gool islamarkaana caawiye ka noqday gool kale, sidaasi darteed meesha lagama saari karo in Messi uu isna maro wadada Suarez.Xiddiga reer Argentina ayaa hore u soo xirtay maaliyada Atletico Madrid…

Gary Neville Oo Bedelay Saadaashiisa Kooxda Hanan Doonta

Daaficii hore ee Manchester United Gary Neville ayaa bedelay saadaashiisa hanashada horyaalka Premier League iyadoo kaliya seddex kulan la ciyaaray xilli ciyaareedka cusub.Kooxda difaacaneysa horyaalka ee Liverpool, Everton iyo Leicester City ayaa dhamaantood wada badiyay seddexdii kulan ee la ciyaaray.Kooxdii sannadkii hore gashay kaalinta labaad ee Manchester City ayaa ku bilaabatay xilli ciyaareed guul laakiin waxay guuldarro ceeb ah ka soo gaartay Leicester City oo uga badisay 5-2.Neville ayaa saadaaliyay ka hor bilowgii…

This well-liked weight reduction food regimen may cause muscle loss, research discover

Intermittent fasting is per. Definition one of many tougher diets to observe. However whether or not you do it for the scientifically backed well being advantages like decreasing irritation and reversing diabetes, or shedding a number of kilos and rising your fats loss, it is a life-style alternative that appears to vow large positive factors in return for a larger restriction. . Nonetheless, the newest research of one of these restrictive consuming could put a damper on our enthusiasm for food regimen. Not solely did…

in Egypt, rival factions discuss security and common strength

Discussions continue to find a way out of the crisis in Libya. In the conflict between the camp in Tripoli and the east, there are three aspects: political, economic and security. At this last point, Egypt is to host a committee of five soldiers from each camp next month. To prepare for this meeting, two delegations from rival factions met on Monday in Hurghada.…

Qisadii Murugada Lahayd Ee Xafladdii Dhalashada Michael

Marka ay kooxdu ku guuleysato horyaalka, waxa laga fishaa inay isku duubnaato oo ay farxadda qaybsato, laakiin taasi kamay muuqanin naadigii tababare Jose Mourinho ee waqtigiisii Real Madrid, waxaana jiray qisooyin qaarkood murugo lahaayeen oo ciyaartoyda naf ahaantooda kala qaybiyey.Sannadkii 2012, Michael Essien oo uu Jose Mourinho ka keensaday Chelsea, isla markaana u haystay macallinka reer Portugal sida Aabbihii oo kale, ayaa waxa uu qaab amaah ah ugu wareegay kooxdaas, laakiin waxa uu istaagay cidlo markii ay…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More