Iska ilow Rio Ferdinand – Waxaa lagu magacaabaa Anthony Joshua
Feedhyahan Anthony Joshua ayaa magacaabay xiddigii hore ee kooxda Man United kaas oo noqon kara feedhyahan fiican hadii uu ku soo biiro xirfadan.Manchester United waxaa soo maray xiddigo caan ah oo qaarkood garoonka dhexdiisa ka firfircoonaayeen, halka qaar kalena ay muujiyeen xiisaha ay u qabaan ku biirista xirfaddan, sida Rio Ferdinand oo mar jir ahaan fiicnaa.Laakiin feeryahan Anthony Joshua, oo la hadlayey DAZN, ayaa sheegay inuu jiro ciyaartoy aan weligiis la maqal oo doonaya inuu xirfaddiisa u beddelo feeryahan, sidoo…