Kylian Mbappe Oo Go’aan Cad Ka Gaaray Ciyaaraha
Kylian Mbappe ayaa xaqiijiyay inuusan ciyaari doonin ciyaaraha Olimbikada Adduunka isagoo doonaya inuu dhinac u rido mustaqbalkiisa kooxeed.
Xiddiga PSG ayaa ah xiddiga hogaaminayta xulka Faransiiska waxaana lala xiriirinayay inuu qeyb ka noqonaya xulka France ee ka qeyb galaya ciyaaraha Olimbikada xagaagan.
Laakiin weeraryahanka ayaa meesha ka saarat inuu u safri doono magaalada Tokyo oo martigelineysa ciyaaraha Olimbikada isagoo sheegay inuu dhameystiri doonto talaabada xigta ee mustaqbalkiisa kooxeed.
PSG ayaa u…