Maxaa ka cusub kulamada looga hadlayo arrimaha
Hogaamiyayaasha Dowlad-Goboleedyada & Beesha Caalamka ayaa isku fahmi waayay qaabka loo furayo Shirka looga hadlayo arrimaha Doorashooyinka, qodobada lagu bilaabayo, qaabka Hogaamiyayaasha Federaalka ay ugu biirayaan & muddada uu soconayo.
Ilo ku dhaw Shirka ayaa Axadle usheegay in kulamada gaar-gaarka ah ay sii soconayaan ilaa inta ay isla fahmayaan qodobada muhiimka ah iyo sida loo kala hormarinayo si dedaallada maalmihii lasoo dhaafay la geliyay fadhiyada looga dhowro kala tag & Khilaaf horleh.
Kulamo…