Shaxda Rasmiga Ah Ee Real Madrid Ee Kulanka Actual
Kooxda Real Madrid ayaa markan diirada saaraysa tartanka horyaalka La Liga maalmo kaddib markii ay xaqiiqsatay booskeeda wareega siddeed dhammaadka ee Champions League isla markaana ay ogaatay kooxda ay wareegaas kaga hortagayso.
Real ayaa marti ku ah fiidnimada caawa garoonka dhibta badan ee Balaidos iyaga oo doonaya saddex dhibcood oo aad muhiim ugu ah si ay ugu dhawaadaan kooxda hoggaanka La Liga haysa ee Real Madrid oo hadda lix dhibcood ka dambaysa isla markaana hal dhibic uga sii sarre maraan Barcelona.
Zidane…