Wasiir Dubbe oo fahfaahiyey xilliga la qabanayo
Wasiirka warfaanta xukuumadda xil-gaarsiinta, Cismaan Abuukar Dubbe, ayaa wuxuu warbaahinta uga warbixiyey shirka u furmay Farmaajo iyo madaxweyne-yaasha DG Koofur Galbeed, Galmudug, Hir-Shabeelle iyo gudoomiyaha gobolka Banaadir.
Dubbe ayaa sheegay in shirka u bilowday madaxweynaha waqtiga ka dhamaadey, DG qaarkood iyo guddoomiyaha gobolka Banaadir.
Ajendaha shirka maanta ayuu ka dhawaajiyey in uu ahaa isu soo dhowaanshiyo kahor wadatashiga guud oo uu tilmaamay in maalinta labaad oo berri ku beegan ay madaxda ka doodi…