North Western State of Somalia Amaro ku soo Rogtay Goobaha
Wasaaradda Waxbarashada Somaliland, oo soo saartay Go’aamo la doonayo in lagu xakameeyo faafida Cudurka Covid19 ayaa amaro ku soo rogtay dugsiyada waxbarashada iyo dhamaan bahda caafimaad.
Wasaaradda waxbarashada Somaliland ayaa bayaankeeda ku sheegtay si looga fogaado faafitaanka xanuunka in ay waajib tahay in “fasalka cabbirkiisu yahay 8M X 6M loo ogolyahay in ay wax ku dhigtaan ugu badnaan 45 arday oo kaliya”.
Sida ku cad siyaasadda waxbarshada Somaliland, todobaadkii waxaa la dhiganyaa 5 cisho oo ah Sabti ilaa…