Waatan Kooxda Kaliya Ee Uu Cristiano Ronaldo Uga
Hoggaamiyaha weerarka ee kooxda Juventus ee Cristiano Ronaldo ayay soo baxeen warar sheegaya in kooxdiisii hore ee Real Madrid ay tahay mida kaliya ee uu uga tagi karo Juve suuqa xagaaga ee sanadkan haddiiba looga waco.Xilli ciyaareedkan ayuu Ronaldo Juventus 34 kulan oo uu usoo ciyaaray tartamada oo dhan usoo dhaliyay 30 gool taas oo caddayn ugu filan sida uu wali u yahay mashiin dhinaca goolasha ah.Xilli ciyaareedkii hore CR7 ayaa 37 gool Juve ugu soo saxeexat 46 kulan oo uu u ciyaaray halka midkii kasii horreeyay uu 28…