Codsiga Kaliya Ee Uu Tababare Ronald Koeman
Tababaraha kooxda Barcelona ee Ronald Koeman oo hadda u muuqda mid booskiisa kooxdaas ka xaqiiqsaday maamulka cusub ayaa wakhtigan doonaya inuu kordhiyo saamaynta uu ku dhex leeyahay kooxda iyo dhaq-dhaqaqeeda.
Warbixin uu daabacay wargeyska Mundo Deportivo ayuu ku sheegay in codsiga muhiimka ah ee uu macalinka Dutch-ka ahi weydiistay boodhka cusub ee Barcelona uu yahay inuu saamayn intii hore ka badan ku yeesho siyaasada suuqa kala iibsiga ee kooxda.
Codsiga Koeman ayaa imanaya kaddib markii uu ka cadhooday in kooxdu…