Muxuu yahay ujeedka Safarka Abiy Ahmed uu ku tagayo Kenya? –

Raysul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa berri oo Arbaco ah kuna beegan 9-da December 2020 Kenya ku tagaya safar qorshihiisu yahay labo cishe sida ay xaqiijiyeen mas’uuliyiin katirsan Xukuumadaha Addis Ababa & Nairobi. Afhayeenad u hadashay Aqalka hoose ee Kenya oo lagu magacaabo Kaze Dena ayaa sheegtay in Abiy Ahmed & xubnaha ku wehliya Safarkiisa ayaa tagaya Marka ay tagaan Moyale waxa ay uga gudbayaan Marsabit. Waxa uu sidoo kale wafdiga Abiy Ahmed tagayaa meelaha…

UN renews allow for worldwide naval forces

NEW YORK - Final week, the United Nations Safety Council prolonged for an extra 12 months its authorization for states and regional organizations cooperating with Somalia to make use of all needed means to fight piracy off the coast of the East African nation, with voting outcomes printed largely according to the short-term secrecy process adopted for the COVID-19 pandemic. In the course of the adoption of Decision 2554 (2020), the Council determined for an extra interval of 12 months from the date of the choice to…

Libyan-bound Turkish cargo ship captured by Haftar forces

Putschist General Khalifa Haftar's forces claimed late Monday that they had intercepted a Turkish ship flying a Jamaican flag on its way to the port of Misrata in western Libya. Turkey is the main foreign supporter of the internationally recognized government of the National Accord (GNA) in the West, which has been fighting the Haftar-led East Libyan National Army (LNA) for years. LNA spokesman Ahmed al-Mismari said the commercial cargo ship, the Mabrouka, had a crew of 17, including nine Turkish…

first tensions between supporters of the FCC and CACH

The tension between the FCC from Joseph Kabila and the CACH from Félix Tshisekedi is not falling. This Monday, December 7, supporters of every camp near the People's Palace, the seat of parliament, clashed the day after the speech of the President of the Republic announcing the end of the ruling coalition and the appointment of an informant to identify the new majority. The faithful of Félix Tshisekedi…

RB Leipzig vs Man United – Red Devils Oo Kulan Guul Ama

Kooxaha Manchester United iyo RB Leipzig ayaa kulan adag caawa ku kulmaya wareega ugu dambeeya ee heerka Groupyada iyadoo ay labada dhinacba doonayaan inay u gudbaan wareega 16-ka isla markaana midkasta fursadaas haysato.Man United ayaa dhibco la wadaagta Leipzig iyo Paris Saint-Germain oo ay min 9 dhibcood leeyihiin waxaana ay kaliya u baahan yihiin inay guuldarro ka fogaadaan si ay wareega xiga ugu gudbaan.RB Leipzig ayaa xilli ciyaareedkii hore si cajiib ah u gaadhay wareega afar dhammaadka ee tartanka balse kooxda ayaa…

Aragti kala fogaanta Doorashada DFS & Musharixiinta. –

Kala qaybsanaanta Dowladda Federaalka & Musharixiinta ku hamineysa in ay isu soo taagaan Xilka Hogaamiyaha ayaa sii kordheysa maalinba maalinta ka dambeysa marka la eego kulamada iska soo horjeeda, tallaabooyinka siyaasadeed & arrimo kale. Doodda oo duugneed waxa ay xooggeeda soo ifbaxay markii lagu dhawaaqay Doorashada Heer Federaal & Heer Dowlad Goboleed, kadib markii Musharixiintu ay sheegeen in ay ka bar-garteen shaqsiyaad katirsan Nabadsugidda &…

Amnesty oo Mareykanka ka dalbatay in uu magdhaw ka bixyo

Hay’adda Xuquuqda Aadanaha ee Amnesty International ayaa war ay soosaartay ku sheegtay in Mareykanka kahor inta uusan ka bixin Soomaaliya laga doonayo bixinta magta dadka dhibka ku gaartay duqeyntiisa. Amnesty ayaa sheegtay in go’aanka Mareykanka uu muujinayo sida uu uga baxayo Soomaaliya bartamaha bisha Janaayo 2021-ka, balse ay jiraan qoysas dhibbane u ah waxyeelo ka gaartay hubka Ameerikaanka. Waaxda Difaaca Mareykanka ayaa 4-ta December 2020 xoojisay dalabka Hogaamiyaha…

Ciidamada ammaanka DFS oo Muqdisho ka sameeyay howlgal ka

Ciidamada ammaanka Dowladda Federaalka ayaa xalay Muqdisho ka sameeyay howlgal sababay dhimasho & dhaawac, kadib markii ay ku baxeen xog laga siiyay koox dadka ku dhacda Degmada Dharkeynley. Hay’adaha ammaanka ayaa isku dayay ay gacanta ku dhigaan kooxdaan oo dadka deegaanka dhac u geysata Xiliyada habeenkii, balse waa ay diiday, waxaana sidaas ku dhacay iska hor imaad lagu toogtay rag kamid ah Burcadda. Iska hor imaadka ayaa socday muddo, Dadka deegaanka ayaa mustaqbal u…

always more people in soup kitchens

In the capital of Madagascar, soup kitchens attract a little more people every day. Between the economic consequences of the health crisis and the general impoverishment of the country, the number of people in need has never been so high, the associations explain. From our correspondent in Antananarivo,16.00 In the…