Xiddig Kale Oo Ka Dhaawacmay Real Madrid Ka Hor Kulankooda

Xiddiga Real Madrid Martin Odegaard ayaa waxaa jahwareeriyay dhaawacyo xilli ciyaareedkan 2020/21.Isagoo ku jirta da’da ugu muhiimsan ee 21 sanno jir, wuxuu awood u yeelan la’ yahay inuu ka dhex muuqdo Real Madrid ka dib markii laga soo celiyay amaahdii uu wacdaraha ku dhigay ee Real Sociedad.Haatan ka hor kulanka nolosha ama geerida ah ee Champions League ee ay la ciyaarayaan Borussia Monchengladbach, xiddigaan ayaa dhaawacmay mar kale.Odegaard tababar lama uusan qaadanin asxaabtiisa kooxda isagoo xanuun ka dareemay…

Shan Bilood Uu Bilaa Koox Ahaa, Mario Balotelli Oo Koox Lama

Mario Balotelli ayaa u saxiixay kooxda Talyaaniga ee heerka labaad Monza isagoo ugu wareegay si bilaash ah.Xiddiga Talyaaniga ayaa ka garab ciyaari doona ciyaaryahankii hore ee AC Milan Kevin-Prince Boateng oo isna kooxda ku biiray.Monza waa koox uu haatan oo saarayo ra’isal wasaarihii hore ee Talyaaniga Silvio Berlusconi kaasoo iska iibiyay AC Milan sannadkii 2017.Balotelli ayaa tababar la qaadanayay kooxda heerka seddexaad ee Franciacorta si uu u dhiso taam ahaanshihiisa.Laakiin wuxuu wadahdalo la yeeshay kooxda…

Isku Aadka Isreebreebka Koobka Adduunka Xulalka Yurub Oo La

Waxaa goordhow la soo saaray isku aadka isreebreebka Koobka Adduunka ee xulalka Yurub iyadoo uu bilowday wadadii ay xulalka Yurub ugu soo bixi lahaayeen Koobka Adduunka ee 2022 lagu qabanayo dalka Qatar.Xulalka waa weyn ayaa inta badan kala badbaaday iyadoo group walba ay ku jiraan shan xul.Tobanka xulka ee ku dhameysta kaalinta koowaad ee Group-yadaan ayaa si toos ah ugu soo bixi doona Koobka Adduunka ee 2022 halka 10ka kooxood ee kaalinta labaad ku dhameysta ay geli doonaan wareeg labaad oo isreebreeb ah.Isreebreebka…

Somalia: The US should not abandon its civilian victims

NAIROBI, Kenya - The U.S. army should not wash its palms of worldwide authorized obligations to civilian victims of U.S. airstrikes in Somalia, Amnesty Worldwide mentioned after a Pentagon assertion that troops can be eliminated by January 2021. After weeks of hypothesis about political change, the US Division of Protection issued a press launch on December 4, saying that the US African Command (AFRICOM) would "relocate the vast majority of personnel and property out of Somalia in early 2021." Withdrawal of floor…

Guddiga loogu yeeray “badbaadinta doorashooyinka Qaranka” oo

Guddiga ay magacaabeen Midowga Murashaxiinta oo Muqdisho ku yeeshey kulankoodii ugu horeeyay ayaa iska dhexdoortay  gudoomiye, gudoomiye ku xigeen, Xoghayn iyo Afhayeen-ka guddiga sida ay ogaatay Axadle Media. Guddigaan ay Musharixiinta magacaabeen oo looga magac daray ” Guddiga badbaadinta doorashooyinka Qaranka” ayaa iska dhex doortay Afartaan xubnood. 1- Yuusuf Xasan Mursal (Guddoomiye) 2- Cabdullaahi Maxamad Aadan ( Ku xigeen) 3- Cabdifitaax Maxamad Dhicis ( Xoghayn) 4-…

Koox Jarmal Ah Oo Ku Maadeysatay Xiddiga Arsenal Granit

Kooxda Bundesliga ka dhisan ee Augsburg ayaa ku maadeystay xiddiga khadka dhexe ee Arsenal Granit Xhaka kaasoo qaab ciyaareed liita soo bandhigay kulankii shalay ee North London Derby.Xiddiga reer Switzerland ayaa ka mid ahaa dhowr ciyaaryahan oo Arsenal ah kuwaasoo ku guuldareystay inay wacdarro dhigaan intii ay socotay kulankii ay Tottenham 2-0 ku badisay.Waxay taasi keentay in looga sheekeysto baraha bulshada iyadoo taageerayaasha, khabiirada kubada cagta iyo ciyaartoydii hore ay dhaleeceeyeen qaab ciyaareedkiisa.Taageere…

the installation of the CNT, a victory for the military

The National Transitional Council was installed this weekend in Mali. This is the last part of the transition to be carried out after the military coup on 18 August. The appointments show an undeniable success for the military, although many voices were raised in protest of the composition of this council, introduced by the transitional authorities.…

Bruno Fernandes Ayaa Banaanka Soo Dhigay In Pogba, Martial,

Khabiirka Sky Sports Gary Neville ayaa weerar culus ku qaaday weeraryahanda Manchester United isagoo sheegay inaysan kubad ciyaari karin Bruno Fernandes la’aantiis.Fernandes oo ku guuleystay Xiddiga Bisha ee Man United shan jeer oo ka mid ah sideedii bilood ee ugu danbeysay ayaa saameyn weyn ku leh kooxda laakiin Neville ayaa la fajacay sababta xiddigaha kale ee waa weyn ay isku muujin la’ yihiin isaga la’aantiis.United ayaa 1-0 lagu hogaamiyay kulankii West Ham iyadoo halyeeyga Man United uu qaab ciyaareedkooda ku tilmaamay…

The Tigray battle divides Ethiopian troops in Somalia

HALGAN, Somalia - The disaster within the Tigray area of Ethiopia has reportedly hit Ethiopian nationwide protection forces arduous serving in AMISOM, one thing that would observe the continuing mission to revive peace and stability within the Horn of Africa, which has struggled with insecurity for practically three many years. Ethiopia is likely one of the AMISOM-contributing nations, and it's estimated that over 4,000 troops are in Somalia for peacekeeping missions. It's also believed that near 1000 non-Amisom…