“Paul Pogba Ka Takhalusa Oo Iska Dira, Waa Ciyaartoyga Loogu

Halyeeyga kooxda Liverpool ee Jamie Carragher ayaa u sheegay kooxda uu mudada lasoo xifaaltamayay ee Man United inay iska fasaxdo khadka dhexe ee Paul Pogba kaddib hadalo kale oo culus oo kasoo yeedhay wakiilkiisa Mino Raiola.Mino Raiola ayaan waxba u qarinin Man United xalay oo uu saxaafada la hadlay isaga oo sheegay inay iibiyaan xagaaga sanadka dambe ama ay bilaash ku waayi doonaan sanadka 2022 isaga oo toos u xusay inuusan heshiis cusub u saxeexayn.Dhinaca kale Mino ayaa intaas ku daray in wakhtigii Pogba ee Old Trafford…

the political retirement of Zacharie Myboto, historical opponent

One page has turned, that of Zacharie Myboto, 82 years old. The old Gabonese leader retired after serving his country for 56 years, both in power and in opposition. Zacharie Myboto resigned as president of the National Union, one of Gabon's largest opposition parties, on Monday, December 7, after a three-day congress. Congressmen failed to elect a new president.…

# 1 Consuming behavior that will help you lose a pound per week

Weight reduction can typically be overwhelming, so it is simpler to take it one step at a time. It will likely be even simpler in case your first step is one that may present nice outcomes - shortly. And we've the proper step: a nutritious diet that may enable you lose nearly a pound per week. What's the consuming behavior, you ask? It is easy: eat your each day really useful consumption of fiber, or 28 grams per day. If it doesn't sound like a…

Sheikh Sabah oo mar kale loo magacaabay Ra’iisul wasaaraha

Amiirka Kuwait Sheikh Nawaf al-Ahmad al-Sabah ayaa dib ugu magacaabay Sheikh Sabah al-Khalid al-Sabah raiisul wasaare kadib doorashadii baarlamaanka ee ka dhacday dalkaasi, oo wajahaysa dhaqaale xumo tii ugu xumeyd muddo tobanaan sano ah. Sheikh Nawaf ayaa weydiistay Sheikh Sabah inuu soo magacaabo xubnaha golaha wasiirada cusub si loo ansixiyo, warbaahinta dowlada ayaa sheegtay Talaadadii. In kasta oo amiirka uu leeyahay go’aanka ugu dambeeya ee arrimaha gobolka, haddana…

In Niger, the observer’s issues are forward of the overall election

When the election campaigns start final week, home and worldwide observers are nonetheless ready for his or her duties to observe the vote. However time is working out, as of this Sunday, December 13, Nigeria's elections will go to the regional and municipal elections. December 27 would be the first spherical of presidential elections. Some observers query the competence of Ceni, the impartial…

Mustaqbalka Mesut Ozil Oo Dhinac U Dhacay, Man United Oo

Maalin wanaagsan akhristayaasheena sharafta leh meel kasta oo aad dunida ka joogtaan. Suuqii iibka ciyaartoyda ee xagaagii waxa uu xidhmay horraanta bishii October, waxaana dhowaan la sugayaa inuu furmo suuqa waqtiga jiilaalka ee bisha January oo muddo kooban ay kooxuhu u heli doonaan inay kaga soo faa’iidaystaan.Kooxaha dhaawacyadu ragaadiyeen amaba doonaya inay helaan xiddigo ka caawiya xallinta dhibaatooyinkii ay soo arkeen qaybta hore ee xili ciyaareedka ayaa suuqa geli doona, sidoo kalena ciyaartooyo heshiisyada…

“Anigu Ma Fahmayo Sababta Aanan U Ciyaarayn” – Xiddig

Khadka dhexe ee kooxda Barcelona ee Miralem Pjanic ayaa si cad saxaafada uga hor muujiyay sida uu uga xun yahay in macalinkiisa Ronald Koeman uusan isaga siinayn fursadii uu mudnaa xilli ay caawa Champions League kaga hortagayaan kooxdiisii hore ee Juventus.Pjanic oo 60 Milyan oo euro ku qiimaysan ayaa suuqii xagaaga usoo wareegay dhinaca Camp Nou waxaana dhinaca kale ee Allianz Stadium ka degay Arthur Melo oo isaguna 72 Milyan oo euro ku qiimaysnaa.Bilawga nolosha Pjanic ee Barcelona ayuu saameeyay xanuunka Korona Fayras oo…

Nin ka Ganacsada Dhulka oo lagu dilay Duleedka Dhuusamareeb.

Duleedka Magaalada Dhuusamareeb waxaa ka israsaaseyn ka dhalatay Dhul la isku qabsaday, waxaana shaqaaqo kooban oo dhexmartay dhinacyada dhulka isku heysta ka dhalatay khasaare Dhimasho. Hal qof ayaa ku dhintay isku dhaca dhexmaray maleeshiyada hubeysan, sida dadka deegaanka ay Mustaqball u sheegeen, waxaana lagu magacaabaa Marxuumka ku dhintay Cabdullaahi Caabi. Ninkaan ayaa kamid ahaa shaqsiyaadka ka Ganacsada Dhulka, waxaana soo gaaray dhaawac uu ugu dambeyn u dhintay sida…

Mesut Ozil Oo Markale Baalaha Ka Rifay Taageeraha Arsenal Ee

Khadka dhexe ee kooxda Arsenal ee Mesut Ozil ayay markale barta Twitter-ka hadalo xoogan isku dhaafsadeen taageeraha weyn ee kooxdiisa ee Piers Morgan kaas oo ay muddooyinkan ugu dambeeyay isku dhacsanaayeen.Ozil ayuu liiska xiddigaha Premier League iyo Europe League uga qayb qaadanaya Arsenal ka reebay Mikel Arteta isla markaana ay suurogal tahay inuusan markale kooxda u ciyaarin balse taas ayaan ka joojin xidhiidhka uu la leeyahay jamaahiirta kooxda.Isagoo haatan haysta wakhti ka badan midkii hore, Ozil ayaa noqday mid in…

AKHRISO Waxa Uu Andrea Pirlo Oo Hore U Sheegay In Lionel

Tababaraha kooxda Juventus ee Andrea Pirlo oo intii uusan shaqadaas qaban si cad u sheegay in kabtanka Barcelona ee Lionel Messi ka wanaagsan yahay hoggaamiyaha Juventus ee Cristiano Ronaldo ayaa markale su’aashan la weydiiyay.Juventus ayaa kahor tagaysa Barcelona oo wali dareemaysa xanuunka guuldarradii 2-1 ka ahayd ee kasoo gaadhay kooxda La Liga ku cusub ee Cadiz isla markaana 12 dhibcood ka dambaysa Atletico Madrid oo hoggaanka haysa.Si kastaba, kooxda tababare Ronald Koeman ayaa ahayd mid bandhigyo wanaagsan ka…