CAJIIB: Waxa Uu Markasta Cristiano Ronaldo Ku Dhex
Goolhayaha kooxda Juventus ee Carlo Pinsoglio ayaa shaaca ka qaaday sida uu Cristiano Ronaldo ugu fiican yahay dhalinta laadadka xorta ah marka ay kooxdu tababarka samaynayso walow uu muddooyinkan ugu dambeeyay ku liito inuu dhaliyo marka ay kulamadu socdaan.
Xaqiiqada ah inuu dhaliyo dhammaan amaba inta badan laadadka xorta ah ee uu ku tuuro tababarka ayaa ah mid madax xanuun ku ridaysa marka ay noqoto bedelka uu kulamada dhexdooda ka helo.
Kabtanka Portugal ayaa markale isku muujiyay heerarka ugu waaweyn kubadda…