The United States puts Somalia’s spy agency on the spot in the latest report from the State Department

NAIROBI, Kenya - Abuse of human rights prominent in the latest report from the State Department as the United States poked holes in the abuse of the rule of law by the federal government in Somalia and to some extent Al-Shabaab militants. For years, Somalia has struggled to impress the international community on issues of freedom and human rights, with journalists, activists and even innocent civilians being the most affected groups, something that has caused concern among stakeholders. But in the report, National…

Gorgortanka u dhexeeya madaxda Soomaalida iyo wararkii ugu dambeeyay

Muqdisho (Axadle) - Caasimadda Soomaaliya waxay ka socda dadaalo ballaaran oo dhinacyo kala duwan leh, oo ay tahay inay noqdaan kuwa kalsooni ku qaba soo dhaweynta dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada dalka ka jira. Dadaallada socda ayaa looga gol leeyahay in madaxda Soomaalida dib loogu soo celiyo miiska wada hadalka, si xal guud loo gaaro. Wararka ayaa sheegaya in dadaalada socda iyo gorgortanka ay ka mid yihiin wakiilo ka socda beesha caalamka, siyaasiyiin, bulshada rayidka iyo hogaamiyaasha dhaqanka. Ilo…

Gerard Pique Oo Lagu Daray Warbixintii Garsooraha Ee Kulankii Clasico

Inkasta oo aanu daqiiqad kali ahna ciyaarin kulankii Sabtidii ee Clasico, haddana Gerard Pique kama maqnaanin in uu qabsado shaashadaha, waxaanu dhamaadkii soo galay garoonka isagoo si toos ah u abaaray garsoorihii ciyaarta.Pique oo kasoo laabtay dhaawac, kuna jiray kaydka ayaa garsoore Jesus Gil Manzano si toos ah ugu yimid gudaha garoonka Alfredo Di Stefano, waxaase soo kala dhex-galay Carlos Naval oo masuuliyiinta Barcelona la socotay ahaa oo kasoo kexeeyey.Difaacan ayaa muujinayay in aanu ku qanacsanayn garsoore Jesus…

“Rikoodhe Caddaan Ah Ayuu Ahaa, Waxay Ahayd In 2-2 … Ma Garanayo

Tababare Ronald Koeman ayaa qarsan kari waayey niyad-jabkii uu ka qaaday ciyaartii Barcelona ay guul-darradu kasoo gaadhay ee Real Madrid ay xalay kaga badisay 2-1.Los Blancos ayaa saddexda dhibcood ku xaqiiqsatay bandhig cajiib ahaa oo ay qaybtii hore muujisay, iyadoo labada goolna ay u kala dhaliyeen Karim Benzema iyo Toni Kroos, ka hor intii aanay qaybda dambe gool madi ah helin Barcelona.Dhamaadkii ciyaarta ayay Barcelona ku doodday in rikoodhe ay xaq u lahayd markii uu Ferland Mendy gacanta soo qabsaday Martin…

the economy suffers as the country progresses

The Democratic Republic of Congo has been waiting for the formation of its government for almost two months. And on the Presidency's side with regard to the new Prime Minister's entourage, we always promise that this announcement is imminent. In mid-February, Jean-Michel Sama Lukonde was indeed appointed Prime Minister. But since then nothing.…

Hordhac: Sheffield United vs Arsenal – Fursaddii U Dambaysay Ee

Arsenal ayaa ku qasban in ay guuleysato si ay u soo noolayn karto rajadeeda ah in ay qayb ka noqon karto tartanka Europa League ee xilli ciyaareedka dambe, waxaanay u tegaysaa kooxda kasii dhaadhacaysa horyaalka ee Sheffield United.Arsenal ayaa ciyaarteedii ugu dambaysay ee horyaalka waxa 3-0 ku garaacday Liverpool oo marti u ahayd, waxaana ugu xigtay Slavia Prague oo isla garoonkeeda barbarro ku qabatay lugta hore ee wareegga siddeedda Europa League.Tababare Mikel Arteta ayaa rikoodhkiisa guuluhu uu kasii hoos-maray midka…

Qoor Qoor “Musharrixiinta waa ila Farmaajo oo kale” – Axadle

Muqdisho (Axadle) - Madaxweynaha Dawladda Galmudug, Md. Kaariye (qoor qoor) wareysi gaar ah oo uu siiyay TV-ga Somali cable TV wuxuu kaga hadlayaa arimo dhowr ah, sida xaladda Afisyoone, cabsi laga qabo iney dhacdo mudo kordhin dheeri ah, cadaadis kaga yimaada beesha caalamka iyo qodobo kale oo xasaasi ah. Wareysi hordhac ah ayuu Qoor Qoor kaga hadlay xiriirka siyaasadeed ee uu haatan la leeyahay madaxweynaha waqtigiisu dhamaaday, maadaama uu ka mid yahay hogaamiyaasha maamul goboleedyada Villa Somalia. Qoor Qoor ayaa…

Rift Valley fever outbreak hits

An epidemic of Rift Valley fever, a viral disease that mainly affects cattle and can also infect humans, is currently affecting zebo herds in several regions of the country. It is transmitted by mosquito bites, the virus' agent. The Malagasy authorities have taken action. The epidemic began in February and the Pasteur Institute confirmed several outbreaks of the disease in early April. A total of 473 dead zebras were listed, out of a total of about 19,000 animals for four regions, or 35 affected municipalities in the…

Hordhac: Tottenham vs Man United – Xasuuqii Old Trafford Oo Gubaya

Manchester United ayaa isku dayi doonta in ay ka aargudato Tottenham oo ay Axadda maanta ugu tegayso garoonkeeda, waxaanay xasuusan yihiin xasuuqii loogu soo geystay Old Trafford  horraantii xilli ciyaareedkan oo Spurs ay kusoo badisay 6-1.Jose Mourinho ayaa soo bahdilay kooxdiisa hore markii uu ku laabtay Old Trafford horraantii xilli ciyaareedkan, waxaana min laba gool kasoo dhaliyey Harry Kane iyo Heung-min Son.Lix bilood kaddib kulankaas, United oo ku jirta kaalinta labaad ee horyaalka, una muuqata in ay ku dhamaysanayso…