Mikel Arteta Oo Shaaciyay Inuu Meel Iska Dhigayo Qaab
Tababare Mikel Arteta ayaa sheegay inuu meel iska dhigi doono qaab ciyaareedkii looga bartay Arsenal si uu u soo gabagabeeyo qarowga ay ka soo qaadaan Anfield mar walba.Gunners ayaa laga soo dhaliayy 30 gool sideedii kulan ee ugu danbeysay ee ay booqdeen Liverpool, mana aysan ku badinin garoonkaas tan iyo sannadkii 2012 markaasoo uu Arteta garoomada ku jiray.Laakiin waxay ku garaaceen kooxda Jurgen Klopp garoonka Emirates bishii July halka ay bishii hore rigoore uga qaadeen koobka Community Sheild.Labada jeerba, Arteta wuxuu…