UN, EU, IGAD iyo AU waxay fariimo cad u dirayaan DF iyo dowlad goboleedyada
Muqdisho- UN, Midowga Yurub, Midowga Afrika iyo shirkii IGAD waxay ku qoreen waxa ay ugu yeereen "halista xooggan" ee ka dhalatey ku guuldareysiga codbixinta dib ayey u dhigeysaa Soomaaliya iyo ismari waaga wadahadal ee u dhexeeya Dawladda federaalka iyo dowlad goboleedyada. Dalka
Kulankan ayaa waxaa ka soo qeyb galay xoghayaha guud ee qaramada midoobay arimaha siyaasada Rosemary DiCarlo, wakiilka midowga yurub u qaabilsan arimaha Africa Rita Laranjinha, agaasimaha siyaasada ee midowga yurub Bankole Adeoye iyo xoghayaha…