Aqalka Senate-ka Mareykanka wuxuu ka soo horjeedaa ballaarinta hay’adaha dowladda Soomaaliya – Axadle
Washington (Axadle) - Golaha Senate-ka Mareykanka ayaa ka soo horjeestay kordhinta Golaha Wakiilada Soomaaliya oo labo sano loogu kordhiyay madaxweynaha waqtigiisa dhamaaday iyo hay'adaha kale ee dowlada federaalka.
War qoraal ah oo ka soo baxay guddiga xiriirka dibadda ee Senate-ka Mareykanka ayaa lagu sheegay in muddo kordhinta ay jabineyso shuruucda dimuqraadiyadda isla markaana ay khatar ku tahay deganaanshaha Soomaaliya
"Doorashooyinka…