Shaxda Rasmiga Ah Ee Real Madrid vs Liverpool – Zidane Oo Xalliyey
Real Madrid iyo Liverpool ayaa ku sugan garoonka Alfredo Di Stefano ee magaalada Madrid oo ay ku wada ciyaarayaan lugta hore ee wareegga siddeedda tartanka Champions League.Liverpool ayay ciyaartan dhaawac kaga maqan yihiin ciyaartoyda ay ka midka yihiin Jordan Henderson, Joe Gomez, Joel Matip iyo Virgil van Dijk oo dhamaantood loo badinayo in ay xilli ciyaareedka ka wada maqnaadaan.Real Madrid ayaa iyadana musiibo ku habsatay maanta kaddib markii Korona Fayras laga helay difaaca reer France ee Raphael Varane oo ka sokow…