Meydka caruur uu dhalay xildhibaan hore ayaa laga helay duleedka magaalada Baydhabo
Baydhabo (Axadle) Labada caruur ah ee uu dhalay xildhibaan hore Sheekh Aweys C / llaahi oo ka tirsanaa Baarlamaankii Sagaalaad ayaa saaka laga helay duleedka magaalada Baydhabo ee xarunta ku meel gaarka ah ee maamulka Koonfur Galbeed.
Caruurtan oo la waayey shalay markii loo diray dugsi Quraan ayaa la sheegay in la helay iyagoo meyd ah oo si arxan daro ah loo dilay.
Qof kamid ah dadka deegaanka oo lahadlay warbaahinta ayaa sheegay in caruurta oo…