Saadaasha Mark Lawrenson Ee Kulamada Premier League & Finalka Carabao
Horyaalka Premier League ayaa galay kulamadii 33aad, waxaana ballansan kooxo waaweyn oo natiijada kasoo baxda kulamadoodu ay isbeddel ku samayn karto miiska kala-sarraynta, iyadoo lagu jiro wajigii ugu dambeeyey.Waxa kale oo usbuucan la ciyaarayaa finalka Carabao Cup oo ay ku kulmayaan Manchester City iyo Tottenham, iyadoo koobkii ugu horreeyey ee xilli ciyaareedkanna ay Axadda la kala qaadi doonto.Man City ayaa gacanta ku dhigi doonta koobkeeda ugu horreeya xilli ciyaareedkan oo ay usii dabbaal-degi doonto maalmo kooban ka…