Manchester United Oo Heshay Jawaabta Ismail Sarr Oo Ay Lasoo
Manchester United ayaa heshay jawaabta dalab ay ka gudbisay weeraryahanka reer Senegal ee Ismail Sarr oo sharcigu u ogolaanayo inay lasoo saxeexan karto inta ka horreysa October 16, iyadoo uu xidhan yahay suuqa iibka ciyaartoydu.Red Devils ayaa maalintii ugu dambaysay suuqa iibka ciyaartoyda waxay lasoo saxeexatay Edinson Cavani, Alex Telles iyo Amad Diallo, laakiin waxay wali kusii jirtay suuqa si ay sare ugu qaaddo awooddeeda.Tababare Ole Gunnar Solskjaer oo saddex saxeex oo kale oo maalintii ugu dambaysay uu isku dayay…