Mulkiilaha Arsenal Oo Go’aamiyay Haddii uu Kooxda Iibinayo, Juventus
West Ham have ayaa dhigeeda Barcelona, Bayern Munich iyo Tottenham kula biirtay doonista saxeexa daafaca midig ee Norwich City eeMax Aarons, Norwich ayaa ugu yaraan 30 Milyan oo pound ku doonayso iibka xiddigeeda. (Independent)Manchester United fursada ay kula saxeexan karto 20 sano jirka Borussia Dortmund ee Jadon Sancho ayaa kor u kacday kaddib markii uu jagada kooxda iska casilay Ed Woodward oo guddoomiye ku xigeen ka ahaa kooxdaas. (Star)Liverpool aya u muuqata mid waayaysa xiddiga mudada dheer bar-tilmaameedka u ahaa ee…