Arsenal Oo Bedelka Odegaard Heshay, Chelsea Oo Laba Weeraryahan
Manchester United iyo Arsenal ayaa kamid ah kooxaha indho indhaynta ku samaynaya xaalada weeraryahanka Borussia Monchengladbach ee Alassane Plea oo 28 sano jir ah. (Mail)Manchester United ayaa heshiis cusub ka saxeexanaysa daafaca bidix ee kooxdeeda ee Luke Shaw iyaga oo ka abaalmarinaya qaab ciyaareedkiisa fiican ee xilli ciyaareedkan. (Star)Weeraryahan Edinson Cavani ayaa heshii kordhin hal sano oo kale ah kala hadlay tababare Ole Gunnar Solskjaer balse kusii dhawaanaya inuu iskaga baxo Old Trafford. (Mirror)Inter Milan…