Daawo: Xubnaha Hawiye oo fariin adag ka diray Shirkole
Muqdisho (Axadle) - Xildhibaanno iyo saraakiil ciidan oo ka socda beesha Hawiye, isla markaana xaalad kacsanaan ah gelinkii dambe ee maanta ku yimid aagga Shiirkole ee degmada Hodan, ayaa shir jaraa’id oo xasaasi ah ku qabtay halkaas.
Qaar kamid ah xildhibaanada booqday Shirkole ayaa warbaahinta u sheegay inay taageersan yihiin Jeneraal Saadaq John oo saldhig militari ka sameystay deegaankaasi kadib markii lagu soo wargaliyay in dowlada ay soo qaadi doonto weerar.
Senator Yuusuf Dhagey oo ka mid ah mudanayaashii booqday…