Rooble oo war kasoo saaray maalinkii koowaad ee shirka doora…
Muqdisho (Axadle) – Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda xil-gaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble oo maanta ahaa shir guddoonka kulankii ka furmay teendhada Afisyooni ayaa soo saaray qoraal uu rajo wanaagsan uga muujiyey natiijada shirarka lagu xalinayo khilaafka doorashooyinka ee dowladda federaalka u uku metelayo.
Sidoo kale Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa u mahad celiyey dhammaan madaxda dowlad…