Dad ka soo jeeda beelaha HAWIYE ee North Western State of Somalia ayaa ku hanjabay masaafurin – Axadle
Hargeysa (Axadle) - Gudoomiyaha xisbiga Ucid Faysal Cali Waraabe ayaa soo dhoweeyay hadal dhawaan ka soo yeeray wasiir ku xigeenka arimaha gudaha Somaliland oo ahaa in ay talaabo ka qaadayaan beesha hawiye oo dhawaanahan taageero u muujineysay musharixiinta u tartameysa Somaliland.
Faysal wuxuu sheegay in ajaanibta ku nool Somaliland ee loo arko inay ka tirsan yihiin qabiilka Hawiye ee Somaliland aysan ka qayb geli karin doorashooyinka Somaliland…