Isbaheysiga cusub ee laga dhisay Gobaladda Waqooyi oo dejiyey qorsh…
Hargeysa (Axadle) – Xisbiyada mucaaridka Gobaladda Waqooyi ayaa shalay magaalada Hargeysa kaga dhawaaqay isbaheysi cusub oo siyaasadeed, saacado un kadib markii la shaaciyey natiijooyinkii u dambeeyay ee golaha deegaanka iyo wakiilada Gobaladda Waqooyi.
Sida ay ogaatay Axadle, Isbaheysiga cusub ayaa waxa uu mideynaya xubnaha goleyaasha deegaanka iyo wakiilada Gobaladda Waqooyi ee kasoo baxay xisbiyada Waddani iyo Ucid, taasi oo ka dhigeysa inay…